Madaxweyne Farmaajo & wafdigiisa oo ka soo laabtay booqashadii Magaalada Sochi

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdiga heer Qaran ee kala qeyb galay Madasha Iskaashiga Afrika iyo Ruushka oo ku qabsoomtay magaalada Sochi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha ayaa intii uu shirku socday waxa uu la wadaagay Hoggaanka dalka Ruushka ee marti-gelinayey Madasha, Madaxda Afrika iyo Maalgashadeyaasha Caalamiga ah … Continue reading Madaxweyne Farmaajo & wafdigiisa oo ka soo laabtay booqashadii Magaalada Sochi